Macluumad la turjumay

Haddii aad qabto su'aalo guud oo ku saabsan nidaamyada oggolaanshaha iyo kormeerka SDCI ama shuruudaha koodhka, fadlan naga soo wac (206) 684-8600 oo taabo 0. Fadlan u diyaargarow inaad ka codsato luuqadda aad doorbidayso shaqaalaheenna ku hadla afka Ingiriiska. Shaqaalaheennu waxay isticmaali doonaan adeega tarjumaadda si ay uga jawaabaan su'aalahaaga. (Ha damin telefoonkam inta ay shaqaaluhu soo xirayaan turjumaanka.) Haddii aad qabto su'aal khaas ah oo ku saabsan oggolaanshaha, mashruuca, ama kormeerka, shaqaalaheennu waxay kaa qaadi doonaan macluumaadkaaga xiriirka waxayna kugu xiri doonaan khabiir ku habboon arrinta oo kugu soo celin doona Telefoonka iyadoo la adeegsanayo adeegga tarjumaada luqadda aad doorbidayso.

Si aad u soo gudbiso cabasho ama aad u waydiiso su'aalo ku saabsan ku xadgudubka guryeynta Seattle, dhismaha, isticmaalka dhulka, iyo sharciyada qaylada, garaac Waaxda Dhismaha iyo Kormeerka Seattle (206) 615-0808.

Macluumaad ku saabsan milkiilaha, kiraystaha, iyo xeerarka guryaynta kirada, eeg website-ka Kiraynta ee seattle.gov/rentinginseattle. Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan milkiilaha Seattle, kiraystaha, ama xeerarka guryeynta kirada, garaac khadka caawinta Kirada ee Seattle (206) 684-5700.

Waxaan heynaa macluumaadka soo socda oo aad ku heli karto luqadaada.

Construction and Inspections

Nathan Torgelson, Director
Address: 700 5th Ave, Suite 2000, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: P.O. Box 34019, Seattle, WA, 98124-4019
Phone: (206) 684-8600
Phone Alt: Violation Complaint Line: (206) 615-0808
Contact Us

Newsletter Updates

Subscribe

Sign up for the latest updates from Construction and Inspections

SDCI issues land use, construction, and trade permits, conducts construction and housing-related inspections, ensures compliance with our codes, and regulates rental rules. SDCI is committed to an antiracist workplace and to addressing racism through our work in the community.