Balaarinta Wadada Tareenka ee Korontada ku shaqaysa ee Sound Transit
Abuurista Bulshooyin isku Xiran
Sound Transit waxay dhisaysaa 13 xarumood oo tareenka korontada ku shaqeeya ah oo adeeg siinaya Galbeedka Seattle sanadka 2030 iyo Ballard sanadka 2035.
Wadooyinka cusub ee tareenka korontada ku shaqeeya iyo kanaaladda gudbida ee dhulka hoostiisa ee Bartamaha magaalada, South Lake Union iyo Bartamaha/Dhexda Seattle ayaa ah maalgalinnada dhanka marinka ee ugu balaaran oo laga sameeyo intay jirtay Magaaladu.