Khasnada Gargaarka ee Seattle

English
አማርኛ
简体中文
한국어
Soomaali
Español
Tagalog
Tiếng Việt

Codsiga Sanduuqa Gargaarka Seattle wuxuu xidhmay Isniinta, Noofambar 15, 2021.

Dhammaan ogeysiisyada "oggolaanshaha" iyo "diidmada" waxaa loo diray codsadayaasha Diisambar 15, 2021 saacadu markay tahay 12 galabnimo.

Markaad geliso lambarkaaga aqoonsiga ee apply.seattlerelief.com/lookup, waxaad arki doontaa mid ka mid ah labada bog:

Screenshot of the Seattle Relief Fund application status approved for award web page.

Screenshot of the Seattle Relief Fund application status denied for award web page.

Sababtoo ah tirada codsiyada la filayo oo badan, ma jiri doonto hanaan rafcaan qaadasho.