Khasnada Gargaarka ee Seattle

English
አማርኛ
简体中文
한국어
Soomaali
Español
Tagalog
Tiếng Việt

Codsiga Sanduuqa Gargaarka Seattle wuxuu xidhmay Isniinta, Noofambar 15, 2021.

  • Codsiyada waxaa dib loo eegi doonaa laba toddobaad, laga bilaabo Noofambar 16, 2021 illaa Diseembar 6, 2021.
  • Go’aanno ayaa laga gaari doonaa laga bilaabo Nofeembar 29, 2021 illaa 6 -da Diseembar, 2021 waxaana lacag -bixinta la diri doonaa wixii ka dambeeya Diseembar 9, 2021.

Si aad u hubiso heerka codsigaga, fadlan tag halkan: apply.seattlerelief.com/lookup.

Si aad wax badan uga ogaato sida loo hubiyo heerka codsigaaga, waxaad daawan kartaa muuqaalkan gaaban (Ingiriisi oo keliya):