Su'aalaha Inta Baddan La Isweydiiyo ee NSF

English | 繁體中文 | af Soomaali | Español | Tiếng Việt | በአማርኛ | ትግርኛ

Fadlan dib-u-eeg dokumeentigeenna Waxa la sameeyo iyo Waxa aan la sameyn (ku lifaaqan oo laga heli karo mareegtada) si aad u hesho talooyin ku saabsan sida loogu daro macluumaadka ugu habboon.

Dhab ahaantii mashaariicda qaaliga ah iyo kuwa u baahan oggolaanshaha ballaaran musharaxiin wanaagsan ma ahan. Mashaariicda waa in ay ku yaallaan jidadka ama waddooyinka ay maraan dadka lugeynaya ee magaallada. Mashaariicda beddella tirada dhabbeyaasha waddada ama soo-jeediya in isbeddel lagu sameeyo kantaroolka taraafikada (calaamadaha joogsiga ama nalalka samafarayaasha ee taraafikada) waa in ay suurtagalnimadooda ay qiimeeyaan SDOT.

Inta lagu guda jiro nakh-shadeynta ku saleysan aragti maskaxeedka, SDOT waxaa sidoo kale laga yaabaa in ay hagaajiso baaxadda mashruuca la soo-jeediyay iyada oo kala tashanaysa codsadaha. Tusaale ahaan, mashruuca asalka ah ayaa laga yaabaa in uu ku saleysan yahay in waddooyinka ay maraan dadka lugeeyo in laga dhiso labada dhinac ee jidka iyada oo ujeeddada mashruuca la gaari karo iyada oo waddada ay dadka lugeeyaan maraan laga dhiso hal dhinaca oo jidka ah, taas oo yareynaysa kharashka ku baxa mashruuca waxaa ayna aad suurtagal ka dhigaysaa in maalgelin loo helo.

Transportation

Greg Spotts, Director
Address: 700 5th Ave, Suite 3800, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: PO Box 34996, Seattle, WA, 98124-4996
Phone: (206) 684-7623
684-Road@seattle.gov

Newsletter Updates

Subscribe

Sign up for the latest updates from Transportation

The Seattle Department of Transportation (SDOT) is on a mission to deliver a transportation system that provides safe and affordable access to places and opportunities for everyone as we work to achieve our vision of Seattle as a thriving, equitable community powered by dependable transportation.