Working for a safe, affordable, vibrant, innovative, and interconnected city.
Learn More
Seattle.gov Home Page
Seattle.gov This Department
Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet About Us Page Link to The Greater Seattle Datasheet Contact Us Page
English | Espanol | Francais | Italiano | русский язык | 日本語 | 中文 | 中文(简体) | Somali | Tagalog
Waraaq-Xogeedka Magaalo-Weynta Seattle
Goobta Ay Ku Taal
Tiro-Koobyada
Tayada Nolosha
Waxbarashada
Goobaha Waxtarka U Leh Beesha
Dhaqaalaha
Shaqooyinka-Gaarka Ah Iyo Mehradaha
Xarumaha Dalxiiska Iyo Shirka
Ganacsiga Caalamiga
Gaadiidka
Isgaarsiinta
Dawladaha
Macluumaad Dheeraad Ah

GANACSIGA CAALAMIGA

This information is from 2008. Updated information for 2011 will be available soon.

Degmada Magaalo-Weynta Seattle ayaa badanaa ictiraaf ku hesha tayada ku noolaanshaheeda iyo taratankeeda caalamiga ah. Waxyaabaha ay ku wanaagsan tahay degmada waxa ka mid ah ku oolka juqraafi meelsha ugu habboon (fogaan isle'eg u jirtaan London iyo Tokyo), awooddeda warshadeynta , gaadiid iyo isgaarsiin heer sare ah, isku urur teknooloojida muhiim ah oo heer sare ah, qaybaha teknoolojiyadda oo iskaashada, saldhig dhaqaale kal duwan, laga bilaabo beeraha iyo adeegyada illaa ganacsiga caalamiga ), goobo waxbarasho iyo daryeel caafimaad oo tayo leh laga helo, xoog shaqaale aad u mutacallimiin u ah, fursado dhaqan iyo madaddaalo lagu helo iyo khibradaha iyo aragtida caalamiga ee dadkeeda.

Gobolka Washington darajada koowaad ayuu ku haystaa dhoofinta marka tirada dadkeeda loo ego, taasoo lacag ahaan lagu qimeeyey $8,384 markay ahayd 2005. 2007 qiimaha dhoofinta laga diray Gobolka Washington ayaa ahaa $66.26 bilyan, iyada oo aan lagu darin dhoofinta sofware-ka kombiyuuterada (oo lagu qiyaaso $5 illaa $10 bilyan sannadkiiba), dajinta naqshadda dhismayaasha iyo injineernimada ama adeegyada xirfad-yaqaannimada. Ganacsiga caalamiga ayaa ah marka la eego saddexdii shaqo mid ka mid ah dhaqaalaha deegaanka. Xiriiryada ganacsi ee dalka dibaddiisa ayaa u weheliso madannimo, dhaqan iyo xiriiyada shaqsiyaad oo aad xoog u leh ayey ka mid yihiin wada bahow magaalooyinka, , kaawnti iyo gobol walaalaha kale oo ay xiriiyo adduunka oo idil la leeyihiinh.

Isbaheysiga Horumarinta Ganacsigaee Magaalo weynta Seattle
Isbaheysiga Horumarinta Ganacsiga ee Magaalo weynta Seattle waxay shuraakow ay la leeyihiin Magaalada Seattle, Magaalada Everett, Dekedaha Seattle, Takoma iyo Everett, Guddoonka Ganacsiga Magaalo-Weynta Seattle, King Kaawnti, Snohomish Kaawnti, Pierce Kaawnti iyo hoggaanka midowga ayaa loo abuuray si ay ugu horumariyaan agagaaraha Magaalo weynta Seattle inay noqdaan irridaha ganacsi caalami iyo xarumaha baayac-mushtarka ee ugu wanaagsan Woqooyiga Ameerika. Isbahaysiga Ganacsiga ayaa abaabula ergooyin meheradeed, marti-galiya waftiyada ganacsi, oo bixiya macluumaad ku saabsan degmada. Si aad u hesho macluumaad dheerad ah, wac (206) 389-7301, email: tdags@seattlechamber.com ama fiiri barta shabakadda internetka ee ku taal www.seattletradealliance.com.

10ka Shuraakaha Ganacsi ee ugu Sarreeya
Ku saleysan dhoofintii 2007 ka bilaabantay Gobolka Washington, lagu qiyaaso bilaaliyiin doolarka Mareykanaka ah($)

  1. 1. Shiinaha (Dalweynaha) 9.61
  2. 2. Japan 7.71
  3. 3. Kanada 7.58
  4. 4. Indiya 5.77
  5. 5. Korea, Jamhuuriyadda 2.99
  6. 6. Imaaraadka Carabta ee Midoobey 2.93
  7. 7. Shiinaha (Taiwan) 2.84
  8. 8. Ayarland 2.39
  9. 9. Faransiiska 2.32
  10. 10. Singapore 1.94
    WADARTA DHAMMAAN WADDAMADA 66.26

Isha laga soo xigtey: Waaxda Arrimaha Dibada ee Gobolka Washingtonqeybteeda Jaaliyada, Horumarinta Ganacsiga iyo Dhaqaalahat

10ka Ugu Sareeya ee Dhoofinta ee Qeybaha Bahweynta-Meheradah
Ku saleysan dhoofintii 2007 ka bilaabantay Gobolka Washington, lagu qiyaaso bilyanno doolarka Mareykanaka ah*

  1. 1. Diyaaradaha, Dayax-gacmeedyada iyo Qaybahooda lagu Hagaajiyo - 41.80
  2. 2. Badarka Geed-Gaabka ah - 2.86
  3. 3. Miraha Saliiddda, iwm., waxyaabo kala duwan. badar, Miraha Qudaarta - 2.71
  4. 4. Mashiinada Warshadaha, oo ay ku jiraan Kobiyuutarada - 2.66
  5. 5. Mashiin Koronto, Qalab Maqal, Qalab TV, Qalabyo Dayac-Tir - 1.76
  6. 6. Qalabka Indhaha, Swirka iwm., Cafimaad ma Qalliin - 1.56
  7. 7. Shidaal Macdan ama Saliid - 1.12
  8. 8. Loox amd Sheyada Looxa laga Sameeyo - 0.85
  9. 9. Waraaqaha iyo Tabbeelo-Waraaq - 0.80
  10. 10. Kemi. Nolol la'aanta; Walaxda Dhifta ah ee Qaaliga ah Birta & Radioact ah - 0.80
    WAAXDA DHAMMAAN BAHWEYNTA-MEHERADAHA - 66.26

Isha laga soo xigtay: Waaxda Arrimaha Dibada ee Gobolka Washingtonqeybteeda Jaaliyada, Horumarinta Ganacsiga iyo Dhaqaalahat , xogta MISER
*Kuma jiraan qiimaha adeegga waxyaabaha la dhoofiyo ee ay ka midka yihiin software, waxbarashada, adeegga dhismayaasha iyo bahweynta meherad ee sida fiican uga jiran agagaraka Seattle. Fiiri: http://www.cted.wa.gov/

Magaalooyinka kale Walaaltinimo Kula Bahoobey Seattle
Iyada oo leh 21 magaalooyiin oo walaaltinimo kula bahoobeen Seattle waxay leedahay barnaamijka magaalooyinka waaltinimada ku bahooye ee labaad ee ugu weyn marka la eego Mareykanaka.

Kula qoran taariikhda la aasaasey

Kobe, Japan (1957)
Bergen, Norway (1967)
Tashkent, Uzbekistan (1973)
Beer Sheva, Israel (1977)
Mazatlan, Mexico (1979)
Nantes, Faransiiska (1980)
Christchurch, New Zealand (1981)
Mombasa, Kenya (1981)
Chongqing, Shiine (1983)
Limbe, Kameroon (1984)
Galway, Ayrland (1986)
Reykjavik, Iceland (1986)
Daejon (Taejon), Korea (1989)
Kaohsiung, Taiwan (1991)
Pécs, Hungary (1991)
Cebu, Philippines (1991)
Perugia, Talyaaniga (1991)
Surabaya, Indonesia (1992)
Gdynia, Poland (1993)
Haiphong, Vietnam (1996)
Sihanoukville, Kambodia (1999)

English | Spanish/Espanol | Francais | Italiano | Russian/русский язык
Japanese/日本語 | Chinese/中文 | Chinese (Modern)/中文(简体)
Somali | Tagalog