|
SHAQOOYINKA-GAARKA AH IYO MEHRADAHA
This information is from 2008. Updated information for 2011 will be available soon.
Shirkadaha dadweyne ee ah 10 ka uga sareeya ee ku yaal Magaalo-Weynta Seattle (Xaruntoodu ku taal Seattle/Gobolka Washington).
(lagu darajeeyey dhakhliga saafiga ah ee soo galey 2006, Ku xisabsan maalaayiinaad).
Shirkadda |
Dakhligii 2006 |
Nooc Meherad |
Costco www.pricecostco.com |
60,151 |
Dukaamo Xubin-ka-noqosho |
Microsoft www.microsoft.com |
44,282 |
Soo saare Software |
Washington Mutual www.wamu.com |
26,284 |
Bangi |
Weyerhaeuser www.weyerhaeuser.com |
21,896 |
Soo Saaraha Waraaqaha iwm |
Paccar www.paccar.com |
16,454 |
Sameeye Taragyada Shaqada Culus qabta |
Amazon.com www.amazon.com |
10,711 |
Ganacsade Onlayne ah |
Nordstrom www.nordstrom.com |
8,560 |
Ganacsade Dhar |
Starbucks www.starbucks.com |
7,786 |
Shirkad Kafee |
Safeco www.safeco.com |
6,289 |
Adeegyada Caymiska/Lacagaha |
Expeditors International WA www.expd.com |
4,625 |
Shirkad Isku-Duwidda Caalamiga ah |
Laga soo xigtay: Joornaalka Meheradda Puget Sound, Buugga Liisaska 2007
Xafiisyada Bannaan ee Magaalo Dhexaadka Seattle, Rubuc Sano 4aad, 2007
|
Wadarta Inta Jirta (sq ft) |
Saami Bannaaan |
Saamiga Baayaca (sq ft kasta) |
Ku Jiritaanka Guud |
38,450,614 |
9.43% |
N/A |
Heerka A ee Ugu Cusub |
28,771,366 |
8.33% |
$23.00-$50.00 |
Weyni Ka Horeyn Heerka B |
7,545,661 |
13.60% |
$20.00-$36.00 |
Ka Horreyn Heerka C |
2,148,174 |
9.55% |
$17.00-$30.00 |
Laga soo xigtay: CB Richard Ellis
Saamiyada Baratansiinta Korantada (2007)
Isku celi-celinta saamiyada korantada ee goobaha ku noolaanshaha, ganacsiga iyo warshadaha marka la eego magaalooyinka ugu waaweyn ee Mareykanka;
Xisaabtinta oo sentiyo marka loo eego kilowatt saac.

Isha laga soo xigtay: Korantada magalaga Seattle, Qaybta Qaaliyadda * Shirkadaha isticmaalaka ee Guud ahaan loo leeyahay
Xiriirka: Robert Bartley, Seattle City Light mailto:robert.bartley@seattle.gov, 206-684-3877)
Biyaha
Adeegga biyaha waxaa biixya Magaalada Seattle. Cadaadiska wuxuu u dhaxeeyaa 30 psi ugu yaraan iyo 100 ps ugu badnnaan. Saamiga bishii kasta ee ganacsiga/warshadaha ee ¾” - 4” meter waa $8.05-$79.00.Ku dallaca isticmaalka biyuhu waa sida soo socta:
Xilliga isticmaalka-yar (Setembar-Mey) - $ 2.62/100 cu f
Xilliga isticmaalka ugu badan (Mey- Setembar) - $ 2.88 – 8.55 /100 cu ft
Bullacadaha Nadaafadda (Sanitary Sewer)
Adeegga waxa bixiya Warshadda Nadiisinta King Kaawnti oo biilka waxa qaada magaalooyinka gooni ahaantooda. Saamiga ganacsiga/warshadeed ee Seattle gudaheedu waa $7.75/100 cu. ft.
Gaaska Dabiiciga ah (Natural Gas)
Tamarta Puget Sound ayaa siisa Seattle iyo King Kawntiga gaaska dabiiciga.. Saamiga saldhigga ah ee bishii kasta ganacsiga/warshadeed ee adeegga guud waa $15 lagu daro $1.176 therm. kasta
Ilaha Isticmaalda: www.seattle.gov/util/services/
Saamiyada Cashuurta Magaalada Seattle, 2007
Cashuurta Milkiyadda (saamiga Qiyaasta Qiimaynta marka loo eego 1,000ba)
Gobol |
$2.33 |
Magaalo |
$3.22 |
Kaawnti (ka mid yihiin Medic 1/EMS) |
$1.50 |
Dugsiyo |
$2.01 |
Deked |
$0.23 |
Wadar: $9.28 per $1,000 qiimaha la qiyaasey, ururisey King kawnti
Cashuurta Ku Jiritaan meheradda Guud |
Magaalo |
Gobol |
Meheradaha Tafaariiqda (Oo ay ku jiraan Adeegyada) |
.215 |
.471 |
Soo Saarka Kheyraadka |
.215 |
.484 |
Warshadeynta –Daqiiqada ama Badarka Jumladaynta ah |
.0215 |
.138 |
Warshadeynta iyo Nidaaminta Shaqo galin ah |
.215 |
.484 |
Jumladayn |
.215 |
.484 |
Adeegga iyo Dhaqdhaqaaqyada kale ee Meheradeed |
.415 |
1.5 |
Daabaca iyo Daabaca Buugta iwm. |
.215 |
.484 |
Ka Shaqeystayaal Booqashooyinka |
.215 |
.275 |
La xiriirka: Magaalada Seattle, Dakhliga & arimaha Macamiisha rca.bizlictx@seattle.gov (206) 684-8484
Cashuurta Iibinta Tafaariikhda oo 9.0% loo qoondeeyey sida soo-socota:*
Gobolka Washington |
6.50% |
Magaalada Seattle |
0.85% |
Metro-ga |
0.90% |
Sound Transit |
0.40% |
King Kaawnti |
0.15% |
Cashuur u Qaadka King Kaawnti Cadaaladda iyo Dembiyada |
0.10% |
Cashuurta caafimaadka Maskaxda King Kaawnti |
0.10% |
Isha laga soo xigtay: Waaxda maaliyadda, Magaalada Seattle
*Cashuur dheeraad oo ah 0.5% ayaa laga qaadaa cuntada iyo sharaabka lagu iibiyo maqaayadaha, tavern-yada, iyo baararka ku yaal King Kaawnti. (la aasaasay 1996 si loo taageero bixinta dhismaha istaadiyamka baseball-ka oo cusub laga sameeyo Seattle).
|