Working for a safe, affordable, vibrant, innovative, and interconnected city.
Learn More
Seattle.gov Home Page
Seattle.gov This Department
Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet About Us Page Link to The Greater Seattle Datasheet Contact Us Page
English | Espanol | Francais | Italiano | русский язык | 日本語 | 中文 | 中文(简体) | Somali | Tagalog
Waraaq-Xogeedka Magaalo-Weynta Seattle
Goobta Ay Ku Taal
Tiro-Koobyada
Tayada Nolosha
Waxbarashada
Goobaha Waxtarka U Leh Beesha
Dhaqaalaha
Shaqooyinka-Gaarka Ah Iyo Mehradaha
Xarumaha Dalxiiska Iyo Shirka
Ganacsiga Caalamiga
Gaadiidka
Isgaarsiinta
Dawladaha
Macluumaad Dheeraad Ah

DAWLADAHA

This information is from 2008. Updated information for 2011 will be available soon.

Xafiisyada Qunsulliyadaha Dalalka Shisheeyaha ay ku Leeyihiin Seattle

Australiya (206) 575-7446
Austriya (360) 466-0252
Beljium (206) 728-5145
Bolivia (206) 244-6696
Kambodia (206) 217-0830
Kanada (206) 770-4060
Chile (360) 754-8747
Kroashiya (206) 772-2968
Saybras (425) 827-1700
Itoobiya (206) 364-6401
Estoniya (206) 310-2153
Finland (425) 885-7320
Faransiiska (206) 256-6184
Jarmalaka (206) 230-5138
Hangary (425) 739-0631
Aysland (206) 783-4100
Talyaaniga (206) 349-4411
Jameyka (253) 872-8950
Japan (206) 682-9107
Korea, Jamhuuriyadda (206) 441-1014
Latvia (425) 773-0103
Lithuania (206) 725-4576
Luxembourg (425) 822-4607
Malta (425) 788-3120
Mexico (206) 448-3526
The Netherlands (425) 637-3050
New Zealand (360) 766-6791
Norway (206) 284 2323
Peru (206) 714-9037
Russian Federation (206) 728-1910
Seyshelles (253) 874-4579
Isbayn (425) 237-9373
Sweden (206) 467-8200 ext 330
Switzerland (206) 228-8110
Xafiiska Dhahqaalaha iyo Dhaqanka Taipei (206) 441-4586
Turkey (425) 739-6722
Yuganda (206) 571-9789
Boqortooyada Ingriiska (425) 453-9400
Uzbekistan (206) 625-1199

Ururka Qunsulka Washington: (206) 728-5145 (Qonsulka Beljiyam )

Waaxyada Dawladda Federaalka iyo Hay’adaha Xafiisyadooda Laamaha Seattle ee La Soo Xushay

Waaxada Ganacsiga, Xafiiska Tirokoobka, Maamulka Horumarinta Dhaqaalaha, Maamulka Ganacsiga Caalamiga , Maamulka Qaranka Bad-Weynta iyo Hawada)
Banigiga Keydka Federaalka ee San Farancisko
Waaxda Maaliyadda
Waaxda Gaadiidka
Waaxda Arrimaha Dibadda (Hay’adda Baasaboorka)
Waaxda Shaqada
Waaxda Beeraha
Waaxda Ammaanka Dalka-Hooyo (Kastomka & Xad-Ilaalinta Mareykanka, Ilaalinta Xeebaha, Adeegyada Muwaadinnimada Iyo imigreeshinka Mareykanka, Adeegga Nabadsugidda)
Waaxda Adeegyada Caafimaadka iyo Dadka
Hay’adda Ilaalinta Be’adda.
Waaxda Ciidamada
Waaxda Horumarinta Guryaha iyo Beladka
Arrimaha Ciidamada Ka soo Shaqeeyey
Waaxda Cadaaladda

King Kaawnti
King Kaawnti waa kaawntiga 13aad ee marka la eego kaantiyada loogu badan yahay ee dalka, waxayna leedahay dawladda labaad ee ugu weyn Gobolka Washington, oo leh 1.8 maalaayiin oo dad ah oo ku nool 2,200 mayle oo kooban. Hoggaanka kaawntiga waxa soo doorta dad weynaha , halka Guddiga Kaawtigana ay soo doortaan degmooyinku. Waxa jira sagaal xubnood oo ka mid ah Guddiga Kaawntiga oo sida Hogganka oo kale dadka u adeega muddo afar sano Dawladda King Kaawnti ayaa haysa hawlaha maamulka degmada iyo kormeerka adeegyada cadaaladda dambiyada, Adeegyada basaska Metro transit, maamulka biyo-qashinka iyo qashinka adag, cafimaadka dadweynaha iyo adeegyada dadka iyo doorashooyinka.

Dekedda Seattle
Dekeddu waxay leedahy shan guddon-wadayaal oo dadku ku nool King Kaawnti ka soo doortaan, oo jagadan haya mudo afar-sanadoodis dul-yimaad ah. Dekedda ayaa maamusha Garoonka-Dayaaradda Caalamiga ee Seattle-Tacoma, Goobaha Hawalaha Badda, Rugta Kaluumeysatada.

Magaalada Seattle
Duqa Magaalada iyo sagaal-xubno Guddi Magaalo ayaa dadku soo doortaan muddo shaqeyn afar sano ah. Xafiisyadu waa bilaa-ka-tirsanaan xisbi. Guddiga magaaladu muddada ay shaqeynayaan oo ay isdul-yimaaddaan oo la qabtaa sannad kasta oo tiro kisi ah.

Duqa Magaalada: Greg Nickels
Doorashada Xigta: 2009

Guddiga Magaalada:
Tim Burgess 2011
Sally Clark 2011
Richard Conlin 2009
Jan Drago 2009
Jean Godden 2011
Bruce Harrell 2011
Nick Licata 2009
Richard McIver 2009
Tom Rasmussen 2011

Darajeynta Bond-ada Magaalada
Standard & Poor ayaa Magaalada ku qiimeysey darajada AAA ee ku aadan waajibaadkeeda guud ee cashuurta xaddidan iyo kuwa aan xaddidneyba. Moody’s ayaa wuxuu asna ku qiimeeyey Magaalada waajibaadkeeda guud ee cashuurteeda xaddidan iyo kuwa aan xaddidneyba inay yihiin siday isku daba xigaan Aaa iyo Aa1. Fitch Ratings ayaa ku qiimeeyey Magaalada waajibaadkeeda guud ee cashuurteeda xaddidan iyo kuwa aan xaddidneyba inay yihiin siday isku daba xigaan AAA iyo AA+.

Miisaaniyadda Magaalada oo Kooban (2007, Miisaaniyadda la Ansixiyey)

U-Qoondeynta
Maamulka 495,488,000
Frashaxan, Dhaqanka & Madaddaalooyinka 240,732,000
Adeegyada Caafimaadka & Dadka 148,913,000
Xaafadaha & Horumarka 131,350,000
Ammaanka Dadweynaha 471,621,000
Isticmaallada & Gaadiidka 1,898,008,000
WADARTA U QOONDEYNTA $3,510,541,000

Dakhli
Ku-Dallacayada Adeegyada & Sicirka Isticmaallada 1,214,437,000
Cashuurraha, Ku Soo Rogga Cashuuraha iyo Bond-yada 1,091,767,000
Dhakhliyada Kale 431,270,000
Kala wareejinta Waaxaha 178,021,000
Batantiga, Ogolaanshaha, Ganaaxyada, Ujrooyinka 161,081,000
Dakhliga Korsaarka 153,039,000
Isticamaal Baaqiyada Miisaaniyada & kuwa Kale 145,519,000
Dakhli ka Yimid Meelaha kale Shacabka 135,407,000
WADARTA DAKHLI $3,510,541,000

Isha laga soo xigtay: Magaalada Seattle, Waaxda Maaliyadda
* Xusuuso in u qoondeymaha ay ka mid yihiin isku biximaha waaxyada dhexdooda, tan ayaa loo qaadanayaa faraqa u dhexeeya u-qoondeymaha iyo dakhliyada

English | Spanish/Espanol | Francais | Italiano | Russian/русский язык
Japanese/日本語 | Chinese/中文 | Chinese (Modern)/中文(简体)
Somali | Tagalog