Working for a safe, affordable, vibrant, innovative, and interconnected city.
Learn More
Seattle.gov Home Page
Seattle.gov This Department
Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet About Us Page Link to The Greater Seattle Datasheet Contact Us Page
English | Espanol | Francais | Italiano | русский язык | 日本語 | 中文 | 中文(简体) | Somali | Tagalog
Waraaq-Xogeedka Magaalo-Weynta Seattle
Goobta Ay Ku Taal
Tiro-Koobyada
Tayada Nolosha
Waxbarashada
Goobaha Waxtarka U Leh Beesha
Dhaqaalaha
Shaqooyinka-Gaarka Ah Iyo Mehradaha
Xarumaha Dalxiiska Iyo Shirka
Ganacsiga Caalamiga
Gaadiidka
Isgaarsiinta
Dawladaha
Macluumaad Dheeraad Ah

GOOBAHA WAXTARKA U LEH BEESHA

This information is from 2008. Updated information for 2011 will be available soon.

Daryeelka Caafimaadka
Agagaaaraha Seattle ayaa ah xarunta daryeel caafimaadka ee Baasifik Woqooyi-Galbeed Mareykan. Goobaha ugu waaweyn ee caafimaadka waxa ka mid ah Xarunta Caafimaadka Iswedish , Isbitaalka Jaamicadda Washington iyo Qaybta Daawada, Xarunta Caafimaadka Harborview, Isbitaalka Iskaashatada Caafimaadka Kooxaha, Xarunta Caafimaadka Virginia Mason, Isbitaalka Woqooyi-Galbeed, Isbitaalka Guud ee Valley, Isbitaalka Carruurta iyo Xarunta Cilmi-Baarista Kaansarka Fred Hutchinson (oo leh barnaamijka cilmi-baarista adduunka ugu weyn ee xigmeynta iyo ka hor-tagga kaansarka).

Diinta
Dhammaan diimaha waaweyn ayaa laga mattalaa magaalo-weynta Seattle. Waxa intaas u sii dheer kaniisadaha kala duwan ee Barotestant, Romaan Kaatolik iyo Orthodox-ka Bari, iyaga oo jira synagogue-yo yuhuudi ah, meelaha caabdika Buddhist-ga iyo masjidyada Islaamka..

Goobo Dhaqameed iyo Madaddaalo

Dhaqameed

Madaddaalo

Goobaha Taariikhiga ah

37

Goobaha Tennis-ka

156

Xarunta Tumidda Farshaxanka

37

Wadiiqooyin la Dayac-tiro

72 (115.87km)

Maktabadaha Dadweynaha

30

Jardiinooyin

61 jardiinooyin deegaan

Xarumaha Beesha

28

Naadiyada Isboortiga

42

Matxafyada

17

Miidaanka Cayaaraha

33

 

 

Meeelaha lagu Dabbaasho

10

 

 

Xeebaha

9

 

 

Goobaha Golf-ga lagu Ciyaaro

5

English | Spanish/Espanol | Francais | Italiano | Russian/русский язык
Japanese/日本語 | Chinese/中文 | Chinese (Modern)/中文(简体)
Somali | Tagalog