Working for a safe, affordable, vibrant, innovative, and interconnected city.
Learn More
Seattle.gov Home Page
Seattle.gov This Department
Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet Home Page Link to The Greater Seattle Datasheet About Us Page Link to The Greater Seattle Datasheet Contact Us Page
English | Espanol | Francais | Italiano | русский язык | 日本語 | 中文 | 中文(简体) | Somali | Tagalog
Waraaq-Xogeedka Magaalo-Weynta Seattle
Goobta Ay Ku Taal
Tiro-Koobyada
Tayada Nolosha
Waxbarashada
Goobaha Waxtarka U Leh Beesha
Dhaqaalaha
Shaqooyinka-Gaarka Ah Iyo Mehradaha
Xarumaha Dalxiiska Iyo Shirka
Ganacsiga Caalamiga
Gaadiidka
Isgaarsiinta
Dawladaha
Macluumaad Dheeraad Ah

WAXBARASHADA

This information is from 2008. Updated information for 2011 will be available soon.

Dadkaka 25 sano ka weyn, isku eegid magaalooyinka mareykanaka ugu waaweyn, boqolleyda dhammaaneysa:


Dugsiga Sare

BA ama ka Sareeya

Seattle

91.9%

52.7%

San Francisco

84.5%

50.1%

Washington DC

83.6%

45.3%

Atlanta

83.0%

42.4%

New York

79.0%

32.2%

Chicago

77.5%

29.9%

Miami

63.3%

23.0%

Detroit

76.1%

12.1%

Isha laga soo xigtay: Xafiiska Tirakoobka, cabbirka 2005 ee Mareykanka

Dugsiyada Dadweyne iyo Kan gaarka
Wadarta isdiiwaangelinta Dugsi ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle laga bilaabo Oktoobar 1, 2007, ayaa ahayd 45,933. Waxa jira in ka badan 300 dugsi gaar loo leeyahay iyo kuwa diinta ku lug leh ee Seattle.

Jaamacadaha iyo Kulliyadaha ugu Waaweyn


Tirada Ardayda

Hoyga Internet

Jaamacadda Washington (Shacab)

45,380

www.washington.edu

Kulliyadaha Beesha Seattle, afar xero (Dadweyne)

39,601

www.sccd.ctc.edu

Jaamacadda Seattle (gaar loo leyahay)

4,253

www.seattleu.edu

Jaamacadda Seattle Baasifik (gaar loo leyahay)

3,842

www.spu.edu

Machadka Farshaxanka Seattle

2,561

www.ais.edu

Kuliyadda Kornish ee Farshaxanka

800

www.cornish.edu

(Jaantuus qoritaan waxay ahayd 2007)

English | Spanish/Espanol | Francais | Italiano | Russian/русский язык
Japanese/日本語 | Chinese/中文 | Chinese (Modern)/中文(简体)
Somali | Tagalog