Seattle Restored

Xafiiska Seattle ee Horumarinta Dhaqaalaha waxa uu iskaashi la samaynayaa Shabakadda Ganacsiga Wanaagsan ee Seattle iyo Shunpike si ay iskugu xiraan qaybaha hore ee dukaamada iyo qalabyada farshaxanka ee ka yimaada dadka madow, kuwa asaliga maraykanka ah, iyo ganacsatada kale iyo farshaxanada midabka leh. Mashruucyadani waxay anfaci dontaa xaafadaha, ganacsiyada yaryar, fanaaniinta iyo mulkiilayaasha guryaha iyaga oo abuuraya muuqaalo firfircoon oo soo jiidasho leh oo ku dhiirigeliya dadweynaha inay booqdaan bartamaha magaalada ee Seattle, oo ay taageeraan ganacsiyada maxaliga ah iyo fanaaniinta guud ahaan.

Wixii macluumaad dheeraad ah, oo ku saabsan u-qalmitaanka, iyo shuruudaha Seattle Restored, fadlan booqo seattlerestored.org/artists-entrepreneurs.

Xafiiska Horumarinta Dhaqaalaha Seattle waxaa ka go'an inuu dhiso dhaqaale loo siman yahay oo loo wada dhan yahay kaasoo faa'iido u leh magaalada oo dhan isagoo kor u qaadaya fursadaha dhaqaale ee dhammaan bulshooyinka kala duwan ee Seattle.   

Magaalada Seattle waxay ku dhiirigelinaysaa qof walba inuu ka qaybqaato barnaamijyadeeda iyo waxqabadyada. Su'aalo dheeraad ah, tarjumaad dhinaca qoraalka ah ama tarjumaad dhinaca afka ah, caawimo farsamo, hoyga naafada, agabka qaabab kale ah ama macluumaadka la heli karo, fadlan kala xidhiidh Xafiiska Horumarinta Dhaqaalaha (206) 684-8090 ama oed@seattle.gov. 

Economic Development

Markham McIntyre, Director
Address: 700 5th Ave, Suite 5752, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: PO Box 94708, Seattle, WA, 98124-4708
Phone: (206) 684-8090
Phone Alt: (206) 684-0379
Fax: (206) 684-0379
oed@seattle.gov

Newsletter Updates

Subscribe

Sign up for the latest updates from Economic Development

The mission of the Office of Economic Development (OED) is to help create healthy businesses, thriving neighborhoods, and community organizations to contribute to a robust economy that will benefit all Seattle residents and future generations.