Somali Language Information from Emergency Management

Diyaari gurigaada iyo qoyskaada

Ogeysiiska musiibooyinka waxay kugu soo gaaraan waqti yar. Waa muhiim in horay loo samaysto qorshe si adiga iyo qoyskaada, midba midka kale u daryeelo.  Waxaa jira saddax ficil uu qof kasta ku dhaqaaqi karo si uu geysto kaalmo.     

  • Samayso qorshe - Waxaa dhici karto in xubnaha qoyskaada aysan wada joogin marka musiibo lala kulmo, marka waxaa muhiim ah in horay loo qorsheysto sida aad ku tagi lahaydeen meel ammaan ah, sida aad u xariiri lahaydeen iyo meesha aad qorsheysateen in aad ku kullantaan, musiibada kaddib. ·      
  • Samayso Keyd - Hubso in aad haysatid wax kasta aad u baahan tahay si aad ugu noolaatid musiibada.  Ugu yaraan, waa in aad haysatid biyo, raashin, nal, labbis dheeraad ah iyo busto si aad isu kululeysid una ahaatid qaleel, iyo qalabka kaalmada kowaad. ·      
  • Midba midka kale ha kaalmeeyo - Abaabul la sameey asxaabtaada iyo deriskaada si midba midka kale u daryeelo. Xariirinta soo socota waxay ku siin doonaan macluumaad badan oo ku saabsan sida qofka u diyaariyo naftiisa iyo qoyskiisa marka lala kulmo musiibo.

 

MACLUUMAADKA LUQADDA SOOMAALIGA LAGA SOO xigtay MAAMULKA DEGDEGGA

Emergency Management

Curry Mayer, Director
Address: 105 5th Ave S, Suite 300, Seattle, WA, 98104
Mailing Address: PO Box 34986, Seattle, WA, 98124-4986
Phone: (206) 233-5076
Fax: (206) 684-5998
OEM@Seattle.gov

Newsletter Updates

Subscribe

Sign up for the latest updates from Emergency Management

The Seattle Office of Emergency Management partners with the community to prepare for, respond to, and recover from disasters.

During an emergency go to www.seattle.gov for the latest information
EMERGENCY: Dial 911 | Non-Emergency Police: 206-625-5011 | Non-Emergency Fire: 206-386-1400